Faahfaahin: Dagaal culus oo saaka ka qarxay Magaalada Baydhabo

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo dagaal xooggan ayaa saaka ka bilowday gudaha magaalada, waxaana lagu soo waramayaa inuu u dhaxeeyo ciidan ka amar qaata Maamulka Koofur Galbeed iyo maleeshiyo beeleed ka amar qaata qaar kamid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulkaas. Dhawaqa rasaasta ayaa si wayn looga maqlayaa gudaha gagaalada Baydhabo … Continue reading Faahfaahin: Dagaal culus oo saaka ka qarxay Magaalada Baydhabo